Find Posts By Topic

Hagaajin iyo isbeddel ku imanaya waddada West Marginal Way SW

Si aad wax badan uga ogaato ood nala wadaagto ra’yigaaga, ku soo biir Aqalkeena Furan ee Muuqaalka  ah Khamiista, Febraayo 18, 6 ilaa 7:30 fiidka https://us02web.zoom.us/j/88433928185

Si aad u weydiisato tarjumaan ama fududeyn loo sameeyo dadka tabartoodu dhiman tahay ee dhinaca Aqalka Furan ee Muuqaalka ah, fadlan nagala soo xiriir 206-400-7511 or WestSeattleBridge@seattle.gov 3 cisho ka hor taariikhda kulanka

Graphic maps of project area along West Marginal Way SW