Iyada oo laga jawaabayo saamaynta dhaqaale ee mushkilada COVID-19,SDOTwaxa ay qaadaysaa talaabo degdeg ah oo markaa lagu joojinayo dhowr mashaaruuc
Sababo la xiriira dhibaatoyinka COVID-19 iyo saamayn dhaqaale ee udhigma,, Dhamaan magaalada Seattle waxa ay la kulantay dhaqaale yari daran. Waaxda Gaadiidka ee Seattle (SDOT) {/ t2} kama bidbaadin dhaqaale yarida, khasaarada dakhliga ee la saadaaliyay wuxuu ku dhow yahay $ 55.3 milyan sanadka 2020. Taas darteed, waa in aanu… [ Keep reading ]